Booliska Kenya oo weeraray xarun Islaami ah oo ku taalla xaafadda Islii

Booliska Kenya ayaa weeraray xarunta dawaynta dadka ee Qur’aan saarka ee ku taalla xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Baaritaan la sameeyay ayaa la sheegay in lagu ogaaday in xarunta Daaru Shifaa ay ka dhacaan xaadgudubyo lagu hayo dadka bukaan ahaanta halkaasi loo geeyo. Booliska Kenya ayaa baaritaanno ku samaynaya caafimaadka bukaanada halkaasi joogo halka kuwa … Continue reading Booliska Kenya oo weeraray xarun Islaami ah oo ku taalla xaafadda Islii